Khamri laga keenay Itoobiya oo lagu bur buriyay magaalo kutaala Soomaaliya (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen waxyaabaha maanka dooriya oo isugu jiray Khamri iyo Xashiish. Howlgalka inta uu socday ayaa ciidamada Puntland waxa ay sidoo kale gacanta kusoo dhigeen dadkii ka ganacsanayay Khamriga iyo Xashiishka la qabtay, waxa ay sidoo kale … Continue reading Khamri laga keenay Itoobiya oo lagu bur buriyay magaalo kutaala Soomaaliya (Sawirro)